Bu uygulama Peygamber Muhammed ve Sahabe'nin tarihini içerir.
Kitaabka Siirada ee Raxiiqul Makhtuum waxaa sharxaya sheekh Maxamed Cabdi Umal, Ilaahey ara iyo xasanaat haka siiyo anagana Ilaah hanagu anfaco.
Kitaabka waxa uu ka koobanyahey 120 cashar, applicationkana sidoo kale 120 cashar weeyaan.